Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 23, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Guddiga Farsamada Ee Ka Baaraan Degidda Talooyinka La Xiriira Hannaanka Doorahooyinka oo gaaray Dhuusamareeb – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Guddiga Farsamada ee ka baaraan degidda talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka arrimaha Doorashooyinka ayaa gaaray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb si ay qayb uga noqdaan, shirka Dhuusamareeb 3 oo dhawaan ka furmi doona halkaas.

Wafdiga waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay Madax ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo loo galbiyay gudaha magaalada Dhuusamareeb.

Guddiga ayaa inta ay ku sugnaayeen Muqdisho waxa ay kulamo gaar gaar ah la yeesheen qaar ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada iyo xubno kale oo ay u sharxeen hannaanka ay qorsheeyeen.



Post Views:
80



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .