
15 August 2020 (Puntlandes) Waxaa Cisbitaal ku yaala magaalada Garowe ku geeryooday Allaha u naxariistee Wasiiru-dowlihii madaxtooyada dawladda Puntland ee xariirka Golayaasha Puntland Maxamed Xasan Ciise.
AUN Wasiiru-dowlihii Madaxtooyadda ayaa goor ku geeriyooday isbitaalka Qaran ee magaalada Garowe, wuxuu u geeriyooday neef-qabatin ama Naqaska oo ku xirmay, 3 saddex maalmood, ayuu xanuunsanaa, oo qandho, madax xanuun iyo Naqasku qabanayey.
More Stories
Mooge miyaanu ahayn Kii…….. | Qaran News
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay, kadib safarkiisii dalka Uganda
Wararkii ugu dambeeyay rabshadaha Somaliland