Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

August 11, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo silama filaan ah geeridiisa loo soo sheegay






Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Wasiir-udowlihii madaxtooyada Puntland Maxamed Xasan Ciise ee Xukuumadda hadda jirta uu goor dhow ku geeriyooday isbitaalka Garowe.

Xubnaha ka mid ah Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay geerida Wasiir Maxamed Xasan Ciise.

Wuxuu u geeriyooday neef-qabatin ama Naqaska oo ku xirmay, 3 saddex maalmood, ayuu xanuunsanaa, oo qandho, madax xanuun iyo Naqasku qabanayey.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cudurka Corona virus inkastoo wali aysan xaqiijin arintaasi laamaha Caafimaadka maamulka Puntland.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .