Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

August 11, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Wararkii ugu dambeeyay howlgallada ka socda Shabeellaha Hoose






Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo Ciidanka dowladda Soomaaliya ay maanta ka waddaan degaanka Kuntuwaarey ee Shabeellaha hoose oo ay kala wareegeen Al-Shabaab.

Ciidamada Xoogga Dalka ee Sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaanka Kunturwaarey kusoo qabtay 33 ruux oo Carruur ah oo ay sheegeen in Al-Shabaab ay gacanta ku hayaan.

Ciidamada ayaa markii ay la wareegeen gacan ku heynta deegankaasi waxay tageen xerada lagu hayay caruurtaan iyagoo markii soo furteen si nabad ah ugu wareejiyay eheladooda.

Inta Howlgalka ay ciidamadu ku guda jireen ayay heleen xog dheeraad ah oo ku saabsan goobaha ay Al Shabaab ku diyaariyaan Qaraxyada, waxaana halkaas laga qabtay Miinooyin iyo Maadooyin farabadan oo qaraxyada loo adeegsado Sidda ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka dowladda.






Radio Cadaado

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .