Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 26, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Gaari Maamulka Puntland Lahaa Oo Koox Hubeysan Qafaasheen






Saraakiil katirsan maamulka degmooyinka Taleex iyo Shaxda ayaa ii xaqiijiyey in gaariga dawlada ee lagu haysto agagaarka Taleex uu yahay mid ay leedahay wasaaradda Deegaanka ee Puntland.

Allaha u naxariistee wasiiru dowlihii xariirka Golayaasha Madaxtooyada Puntland ee saaka geeriyooday-na ayaa waan-waan kusaabsan sidii loo sii deyn waday, waxaana xiligii uu horey u ahaa wasiir kuxigeenka Wasaaradda deegaanka, uu wadan jiray gaarigan.

Ujeedada loo dhacay gaariga ayaa lagu sheegay mid la xariirta lacago mashaariic dadka deegaanku ka shaqeeyeen oo aan la bixin.

In dib gacanta Puntland gaarigan loogu celiyo dadaalo ah ayaa socda, iyadoo loo bixiyo lacagta ay sheeganayaan.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .