Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 1, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Taliska Hawlgallada Mareykan ee Afrika oo sheegay in Saraakiil Al-Shabaab ah ay u dhinteen COVID-19 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Taliska Hawlgallada Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika, ee magacooda loo soo gaabiyo AFRICOM, ayaa sheegay in Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ay u geeriyoodeen cudurka COVID-19.

Warbixintan ka soo baxday AFRICOM ayaa waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka u sheegtay in Saraakiil ay u dhinteen cudurkan safmarka ah, inkasta oo aan lagu sheegin warbixita, magacyada iyo tirada Saraakiisha u dhintay COVID-19.

Warbixinta oo soo xiganeysa Taliyaha halwgallada gaarka ah AFRICOM Dagvin Andersom ayaa sidoo kale lagu sheegay, in ay sidoo kale jiraan Saraakiil kale oo uu soo ridanayo cudurkan.

“Cudurku, masoo ridanayo oo kaliya Saraakiishooda Al-Shabaab, balse qaarkood ayaana u geeriyooday.”ayuu warbixinta ku yidhi Mr Aderson.



Post Views:
228



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .