
Muqdisho-KNN- Mareykanka ayaa la sheegay in uu la wareegay Markab nooca Xamuulka qaada oo ay lahayd dawlada Iran.
Markabkan ayaa waxaa la sheegay in uu siday Saliid, oo uu ku wajahnaa dalka Venezuala, balse uu Mareykanku la wareegay.
Waxa uu arrintan ku sababeeyay Mareykanku in uu Markabkani ku xadgudbay cunaqabateen uu sheegay in uu saaray Iran.
Mareykanka ayaa horay u shaaciyay in uu cunaqabateen saaray ganacsiga Iran, waxa ay tallaabadani sidoo ku soo aadeysaa, iyadoo Mareykanku uu bilaabay in uu beegsado shaqsiyaad gaar ah oo Iran u dhashay iyo shirkadaheeda.
Weli kama jawaabin Xukuumadda Tehraan arrintan .
Post Views:
95
More Stories
Xubnihii ka tirsanaa boqortooyada Ingiriiska ee qaatay diinta Islaamka
Madaxweyne Xasan oo sheegay ‘arrin dhif iyo naadir ah’ oo ay tahay in looga daysado Rooble
Ninkii caruurta laayay oo Xog cusub laga helay