
Waftida JWXO oo kulan ku qabtay Tuulada Qudhacle oo katirsan dagmada Ceel kari .
Waftida ayaa soo gaadhay goor danbe Tuulada qudhacle halkaa oo si wayn ugusoo dhaweeyeen bulshada ku nool tuuladaa waftida ayaa uga mahad celisay sida ay usoo dhaweeyeen bulshadu kana wacyi galisay Arimo la xidhiidha is qabqabsiga coladaaha .
More Stories
Ciidamo cusub oo laga keenay Dalka #Nigeria oo kasoo dagay Muqdisho.
Wareysi Afhyeenka Ciidanka Xooga Dalka” Dalka Waxaa Ka bilowdey dagaal Toos ah o…
Sanad Guuradii 38 aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskii ururka ONLF ayaa laga Xusay …