Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 26, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Maamulka Galmudug Oo Hal Arin Dhaqaale Badan Ku Bixineyso






Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tegay Dhismaha Xurunta Madaxtooyada ee cusub iyo Afar Wasaaradood oo Dhismahoodu ka socdo Caasimada Galmudug ee Dhuusomareb.

Kormeerkan Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku wehlinayey wasiiro ka tirsan Xukumadda iyo Maamulka caasimada.

Injineerada gacanta ku haya Dhismaha Xarumaha Madaxtooyada iyo Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-u-dhiska, ayaa warbixin ka siiyay Madaxweynaha shaqada socota iyagoo sheegay in bisha September sanadkan 2020 aay soo dhammaan doonto.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .