Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

January 29, 2022

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

FAAH FAAHIN: Al Shabaab Oo La wareegay Duleedka Baydhabo






Dagaalyahanada katirsan Al Shabaab ayaa waxay maanta la wareegeen Deegaanka Goof guduud Buureey Ee Gobolka Bay.

Ciidamada Dawlada ayaa iskaga baxay deegaanka Goof guduud,sida ay xaqiijiyeen dad kusugan Deegaankaasi.

Al Shabaab ayaa baraha internet-ka ay wararka ku faafsadaan waxay ku sheegeen in ay si dagaal la’aan ah ku qabsadeen Goof guduud.

Dhinaca kale ciidamada Meliteriga ayaa iskaga baxay Deegaanka Daynuunaay oo shalay dagaal culus uu ka dhacay.

Warar ayaa sheegaya in Daynuunaay ay sidoo kale Qabsadeen Al Shabaab,iyadoo Goof guduud Buureey ay 35 KM ujirto Baydhabo halka 25 KM ujirto iyaduna Daynuunaay marka la eego dhinaca Caasimada Kumeel gaarka Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .