

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa sheegtay digniin ku saabsan in asbuuca soo socda laga cabsi qabo inay saadaashu kacdo isla markaana ay roobab xoogan oo wata dabaylo ku dhuftaan gobolada waqooyi iyo Koonfureed ee Soomaaliya.
Sidoo kale roobab xoogan oo ka da’aya buuralayda Itoobiya ayaa laga cabsi qabaa inay sabab u noqdaan sare u kaca heerka Webiga Shabeelle iyo Jubba taasi oo ay ka dhalan karto fatahaado ka dhaca magaalooyinka ku hareereysan ee Jowhar iyo Baladweyne.
Hoos ka akhriso digniinta:

Horseed Media
More Stories
Wararkii ugu dambeeyay rabshadaha Somaliland
Agaasimaha guud ee W/warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida maamo Xaliimo Shire Cabdi – Radio Muqdisho
Mareykanka oo diginin kasoo saaray rabshadaha ka taagan Somaliland