Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

December 2, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Daawo sawirrda sida degmada Bursaalax ugu diyaargarowday soo dhawaynta wafdiga madaxweynaha dawladda Puntland


05 August 2020 (Puntlandes) Shacabka iyo maamulka degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa si heer sare ugu diyaargaroobay soo dhawaynta wafdiga madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid cabdulaahi Deni.

Madaxwewyne Deni ayaa booqasho taariikhi ah ku maraya Galbeedka gobolka Mudug ee degmooyinka Galdogob, Saaxo iyo Bursaalax, isagoo Bursaalax laga filayo maalinta berri oo ah Khamiis bisha August  ay atahy 6da, 2020.

Degmada Bursaalax ayaa waxay tahay hooyadii isku tashiga Puntland, iyadoo ay shacabkeedu bilaabeen sanadkii 1999kii inay si isku tashi ah u horumarsadaan deegaankooda, waxayna awooda saareen waxbarashada, Biyaha, caafimaadka iyo qaybaha kale ee horumarka.

Sawiradii Saadaq Jabey


Puntlandes.com



Puntlandes News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .