August 2, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Maxaadan Ogeyn Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Caabud waaq?






Taliyaha Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi oo kormeer howleed kumaraya Sadhigyada degmooyinka ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud halkaa oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Galmudug General Bishaar ayaa safarkiisa maanta oo uu kaga baxay Xeraale ku sii maray Deegaanada Huurshe iyo Bangeelle kuwaa oo ay ka howl galaan Saldhigyo Booliis, taliyaha ayaa sidoo kale kormeeray Saldhigyada guud ee goobaha uu tagay isagoo saraakiisha iyo Ciidamada ka dhageystay howlaha ay u qabtaan bulshada iyo hadii ay jiraan culeesyo u baahan wax ka qabasho.










Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by