August 1, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweyne Lafta Gareen oo bedelay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Baydhaba-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday laba ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo magacaabay xubno kale.

Lafta Gareen ayaa bedelay wasiirkii wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, isagoo xilkaas u magacaabay Aweys Cismaan Xuseen.

Sidoo kale wareegtadan waxaa loogu magacaabay Faadumo Cismaan Cumar wasiirka wasaaradda haweenka, arrimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka.

Ma jiraan wax faahfaahin intaas dheer oo ku xusan wareegtan kasoo baxday xafiiska madaxweyne Lafta Gareen ee lagu bedelay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada.



Post Views:
70



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by