Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madasha xisbiyada qaran oo war ka soo saaray shirkii Dhuusamareeb – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


WarSaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada qaran ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanada kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ay ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Madasha ayaa waxaa ay dhiiri geliyeen Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo shacabka Galmudug, iyagoona ku aamanay sida qurux badan ay ku martiqaadeen madaxda Soomlida.

Qoraalka Madasha ayaa waxaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in laga heshiiyo doorashada iyo nooca ay noqoneyso, islamarkaana ay waqtigeeda ku dhacdo.

Sidoo kale madasha ayaa wacaa ay ku baaqeen in si deg deg ah loo Magacaabo guddiga farsamo ee lagu heshiiyay.



Post Views:
140



Radio Kulmiye

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .