Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

October 16, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Gudoomiye Mursal Oo Maanta Buuxiyey Booskii M/weyne Farmaajo


Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Ka Qaybgaly Munaasabad Tababar Loogu Soo Xiraayey Saraakiil, Saraakiil Xigeeno Iyo Dablayaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Islamarkana Ka Qabsoontay Dugsiga Tababarka ee TURSOM.

Guddomiyaha Golaha Shacabka Ayaa U Mahadceliyey Dowkada Turkiga Oo Dadaal Weyn Ku Bixisa Sidi Ay Uga Qaybqaadan Laheed Dhisida Ciidamada Qalabka Sida.

Dhanka Kale Guddomiyaha Ayaa Ciidamada Maanta Tababarka Loo Soo Xiray U Soo Jeediyey Dardaaran Iyo Dhiiro Gelin Ku Aadan Sidii Shacabka Soomaliyeed Nabad Buuxda Ay U Heli Lahaayen Isagona Uga Danbeynti Ciidanka Xooga Dalka U Rajeeyey Guul.



Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .