Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

December 2, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta galinkii danbe lagu aasay Garoowe – Hornpost





Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo magaalada Garoowe loogu sameeyay Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.

Masuuliyiintaan oo salaadda janaasada ku dukaday marxuumka ayaa Alle uga baryay inuu jannadii firdowsa ka waraabiyo, waxaana intaas kaddib lagu aasay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Hornpost.net





Horn Post News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .