Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

December 2, 2021

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Maamulka Gobolka Bananadir Oo Soo Bandhigay Natiijo Ka Soo Baxday Sahan Dadweyne Oo Muqdisho Laga Sameeyay – Hornpost





Sahankaan oo ku saabsanaa cudurka Karoona Feyrus ayaa dadweynaha su’aalo laga weydiinayay waxa ay u yaqaanan COVID-19 iyo sida uu sameynta ugu yeeshay noloshooda.

Sahankaan ayaa laga sii daayay ilaa 5 idaacad oo maxalli ah, halkaas oo ay dadka ku soo dirayeen fariimo ay uga soo jawaabayen su’aalihii la weeydiiyay ee la xiriirtay cudurka COVID-19.

Sida ka muuqatay natiijada Sahanka dadka intooda badan ayaa aqoon u lahaa COVID-19, taasoo tusinaysa in Maamulka Gobolka Banaadir uu si mug leh u sameeyay wacyigelin balaaran oo ku aadaneed COVID-19.

Maamulka Gobolka ayaa xilligaan laba jibaarayo dadaaladiisa wacyigalineed ee la xiriirta Feyruska Karoona si loo xaqiijiyo badqabka bushada Soomaaliyeed sida ay shaacisay Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Jakeeti.

Hornpost.net





Horn Post News

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .