July 10, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Mogadishu Journal » Booliiska Hindiya oo toogtay nin ay baadi goobayeen


 Ciidamada Booliiska dalka Hindiya ayaa toogasho ku dilay nin ay mudo baadi goobayeen.

Ninkan ayaa horay u dilay dad ay ka mid ahaayeen 8 askar Booliis ahaa isagoo in mudo ahna ay laamaha amnigu goobayeen.

Booliisku waxa ay sheegeen in ninkani ay markiu hore nolosha ku qabteen balse uu diiday in uu isku soo dhiibo isaga oo sameeyey iska caabin.

Warbaahinta dalka Hindiya ayaa sheegay in ugu dambeyn ninkani oo ka tirsanaa burcadda dallaasi la toogtay iyaga oo soo xiganaya ilo laamaha amniga.



Muqdisho Journal

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?