June 30, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Mashaariicdii Maanta Xariga Laga Jaray Oo Aad Dadka Usoo Jiitay (SAWIRRO)


Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Laga daah furay Mashaariicyo Hormarineed oo aad loo wada sugayey muddooyinkii dambe,kadib dhisme lagu waday.

Dawlada Federaalka ayaa waxay sheegtay in Mashaariicdani ahaayeen kuwo Shacabka iyo Dawladooda iska kaashadeen.

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Guuleed Khadar ayaa waxa uu ka hadlay Xarumihii uu xariga ka jaray Maanta Gudaha Muqdisho ku yaalla.

“Waxaan maanta xadhiga ka jaray Xarumaha Wasaaradaha Ganacsiga iyo Isgaarsiinta, Xarumaha degmooyinka Xamar jajab iyo Yaakhshiid Iyo Jidka laamiga ah ee isku xidhaya Isgoysyada Bakaaraha Iyo Black Sea oo dhamaantood isxilqaan lagu dhisay. dal walba dadkiisa dhisa.sidaa waxa yiri Abuukaato Mahdi Guuleed.








Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by