June 30, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Madaxweyne Farmaajo Oo Taariikh Ka Dhigay Garoonka Isbartiibada Muqdisho


Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta waxa uu daah furay Garoonka Isbartiibada Muqdisho oo dib udhis lagu sameeyey.

Waxa uu madaxweynaha Salaamay Ciyaartoyda Kooxaha Muqdisho City Club iyo Horseed oo ciyaar dhexmartay waxaana 2-1 ku badisey Naadiga Horseed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sameeyey Ciyaar kooban oo kubada baleejeeyey isagoo kadibna Rigoore ka dhaliyey Goosha uu ku jiray Taliyihii hore Ee Asluubta Soomaaliya General Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe).

16 Sano kadib waxaa maanta lagu dheelay Garoonka Muqdisho Istaadiyam.








Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by