June 30, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

DHAGEYSO: Prof, Cali Geedi Oo Senetor Faroole Weeraray Arin Weyna Kashifay






Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeeray Senatoro ay kamid yihiin Cabdiraxmaan Faroole iyo Senator C/risaaq Jurille.

Waxay Labada Senator ka hadleen Arimaha Mataalada gobalka Banaadir oo ay sheegeen in sida loo ansixiyey ay sharci daro ahayd.

Prof, Cali Geedi ayaa sheegay in dadka Puntland oo lagu yaqaano dawlad-jaceyl aysan hadaladaas diidmada ah laqabin baarlamaanka iyo Siyaasiinta hadashay ee kasoo jeeda, Geedi ayaa kamid ah shaqsiyaadka difaaca Puntland.

Geedi ayaa sheegay in Soomaali kasta soo dhaweynayo matalaada Gobalka Banaadir ee 13ka Senator ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA












Warqaad news

How useful was this post?

Click on a star to rate it!

Average rating / 5. Vote count:

No votes so far! Be the first to rate this post.

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Lasoco xaaladda EAST AFRICAN COUNTRIES ugu danbaysay ee Xanuunka CORONAVIRUS .
Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by