February 15, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Kooxda Manchester City oo labo xilli ciyaareed laga ganaaxay Horyaalka Qaaradda Yurub – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia


Muqdisho-KNN-Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub ee Uefa ayaa labo xilli ciyaareed kooxda Manchester City  ka ganaaxay dheelista horyaalka qaaradda yurub ee Champion’ Liig’ga.

Sidoo kale kooxda Man City ayaa lagu ganaaxay
in ay bixiso lacag dhan 30 milyan oo yuurow.

Masuuliyiinta kooxda ayaa sheegtay in ay aad
uga niyad jabeen go’aanka kooxda balse ay nacfaan ka qaadan doonaan.

Sidoo kale waxaa jirto cabsi ah in kooxda
Manchester City laga dhimo dhibcaha horyaalka Ingiriiska ay ka heesato maadaama
wada shaqayn wanaagsan ay ka dhaxeeso xiriirka ku badda cagta ee qaaradda yurub
iyo kan Ingiriiska. 


Post Views:
28



Radio Kulmiye

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by