February 14, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Ururka UCSO Fariciisa Jigjiga oo Maamul Doortay. Waxaa maanta oo Jumce ahayd Xa…

Ururka UCSO Fariciisa Jigjiga oo Maamul Doortay.

Waxaa maanta oo Jumce ahayd Xafiiska JWXO ee Gobolka Faafan kaqabsoomay kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) laantooda Jigjiga.

Xubnaha UCSO ee Jigjiga ayaa doortay maamul cusub oo Unugta UCSO ee Jigjiga hagi doona hadii Alle Idmo, waxaana Gudoomiye loodoortay Sheekh Bashiir Axmed Sagal oo kamid ah Culimada waawayn ee Soomaalida Ogadenia.

Kulankan oo ahaa mid muhiim ah waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia UCSO ee heer aduun Sh Maxamed Axmed Baaruud iyo qaar kamid ah Gudiga Fulinta ee UCSO.

ONA.





Ilays Tv

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by