February 14, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Nin ay wiilkiisa nasiib darro ku dhacday oo gacantiisa ku aasay 25,000 oo meyd


Shariif wuxuu 28 sano gudahood ku aasay in ka badan 25,000 oo meyd.

Sababta uu sidaas u sameeyayna waa tan.

Nin ay wiilkiisa nasiib darro ku dhacday oo gacantiisa ku aasay 25,000 oo meyd

Mohammad “Abti” Shareef wuxuu aasay kumannaan meyd oo aan lasoo sheeganin muddo 28 sano gudaheed ah oo uu ku sugnaa magaalada Ayodhya ee waqooyiga Hindiya. Wiilkiisa wuxuu ku dhintay rabshadihii Muslimiinta iyo Hinduuga u dhaxeeyay ee dhacay 1992-kii. Ma uusan helin meydka wiilkiisa si uu u aaso…


BBC News Somali

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by