February 14, 2020

Idman news

Wararka Jaraaidyada Soomaalida ay qoreen

Ilaahay baa mahadle waxay Qaybaha kala duwan ee Bulshada Laascaanood iyo Maamulk…


Ilaahay baa mahadle waxay Qaybaha kala duwan ee Bulshada Laascaanood iyo Maamulka Gobolka 30 daqiiqo kahor ku guulaysteen in la damiyo Dabkii duhurnimadii maanta abaaro 2dii Ka kacay Dooxada Ooda-gooye in lagu guulaysto damintiisa.

Laakiin waxaa jirta, Maadama ay xili habeena noqotay baqdin in uu dib u kaco mar kale. Balse waxaa lagu wada balamay in Bari galin hore hawshaasi lasoo hubiyo lagana hawl galo si uusan mardanbe u kicin Dabkaaasi.

Bidhaan Media Saaxiibka Bulshada..



Bidhaan Media

Social menu is not set. You need to create menu and assign it to Social Menu on Menu Settings.

Author

Mohamed Mohamoud

Author and the owner of idman news

Open chat
Mau baahantahay caawimo?
Powered by