Mjournal :-Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka bilaabatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Waxaa ka qeyb galaya Xafladda Caleema saarka siyaasiyiin, Xildhibaano ka tirsan Labada Gole, Wafdi ka socda dowladda iyo marti sharaf kale.

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa….



Source link