Mjournal :-Ururka Ahlusunna ayaa ka soo horjeestey oo diiday Guddigii farsamada ee ay magacowday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlada Federalka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay ururka Ahlu Sunna ayaa guddiga farsamada ee doorashada Galmudug ku tilmaamay sharci darro.

“Dowlada dhexe waa ay ka baxday heshiiskii ay hore noola galeen,”ayaa lagu yiri qoraalka.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna;



Source link