Xubno katirsan golaha wasiirada Puntland oo ku sugan gobolka Cayn ayaa maanta degmada Buuhoodle waxa ay kulan is xog waraysi ah kula qaateen maamulka gobolka iyo sraakiisha ciidamada Daraawiishta Puntland .

wariyaha Daljir ee degmada Buuhoodle Maxamed Cali Bile ayaa warbixintan ka soo diray Buuhoodle.
Dhegayso





Daljir News