Guddoomiyaha gobolka karkaar ee degmada Qardho Siciid Maxamed Faahiye ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yihiin Amniga magaalada Qardho, Canshuuraha, Nadaafada, iyo roobabkii dayrta ee ka da’ay gobolka.

hadalkan ayuu maanta Qardho ka jeediyay xili uu warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa.
Dhegayso.





Daljir News