Gudoomiyaha Degmada Buurtinle Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo Waraysi siiyey Warbaahinta Daljir ayaa Faahfaahin ka Bixiyey muddadii boqolka Maalmood ee uu Xafiiska joogey wax Qabadkiisa.

Waxaana uu sheegay inuu markale u taagan yahay Qabashada Gudomiyaha Degmada ee haatan ay ka socoto Dhismaha Golaha Deegaanka.

Guddoomiyaha ayaa u sharaxan sido kale Guddoomiyaha degmadda 5-ta sano ee soo socota,waxaana uu waraysigan kaga hadlayaa waxbaqadkiisa iyo waxa uu qaban doono haddu guulaysto.





Daljir News