Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Wafdigan ayaa waxaa garoonka doyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Xubno ka tirsan golaha wasiirada Maamulka Jubbaland

Wafdiga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay Kismaayo u gaareen ka qeyb-galka munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo C/raxmaan Cabdi Shakuur oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Goordhow la filayaa inay gaaraan Magaalada Kismaayo

https://radiokulmiye.net/
https://radiokulmiye.net/
https://radiokulmiye.net/


Post Views:
39



Source link