Muqdisho-KNN-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa ay ku sii jeedaan Magaalada Kismaayo.

Madaxweynayaashii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh, Shariif Shiikh Axmed iyo wafdiga la socda ayaa waxaa ay ka  qeyb-geli doonaan Munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa gaaray Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni


Post Views:
16



Source link