Dowladda Maraykanka ayaa xariraad dhanka safarada ah ku soo rogtay saraakiil katirsan ciidamada Shiinaha oo lagu eedeeyay tacadiyo ka dhan xuquuqul insaanka oo loo gaystay Qoomiyada muslimka ah ee ku nool gobolada dalkaasi.

maraykanka ayaa sheegay in xayiraadaasi ay taagnaan doonto inta laga ciqaabayo saraakiishaasi.

Dhegayso.





Daljir News