Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti oo booqasho kujooga dalka.

madaxweynaha ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay ka soo bilaabatay magaalada Carta oo ahayd meeshii lagu soo dhisay dowadii ugu horaysay.

Dhegayso.





Daljir News