Dhibaato ka dhalatay bedelidda kunka shilling ee Kenya

Qorshaha lagu beddelayo lacagta kunka shilling ee Kenya ayaa dhibaato ka abuuray suuqyada xeryaha qaxootiga iyo gobolka Waqooyi Bari ee Soomaalida Kenya.


Source