BARNAAMIJ CUSUB IYO DHAWAAN.

Barnaamij cusub ayaa dhawaan Srtv idiin bilaabi doonaa.

Waxaan insha allah shacabka iyo daawadayaashaba ubilaabi doonaa barnaamij tartana oo aan rabno in dadka hibada iyo hal abuurka leh ee ku dhaqan deegaanka soomaalidu kusoo baxaan islamarkana fagaarahaasi kusoo bandhigaan hibada iyo hal abuurka ay leeyihiin.

FG.Barnaamijkan ayaa noqon doona mid dadka hibadaleh caawiya doorna ka qaata himilada shaqsiga guulaysta.

SRTV



Source