Ilmo yar oo dhigta dugsiga xanaanada ayaa la tegay iskuulkiisa bam uu ka heley goob uu mar ku ciyaarayay ee ku taala xaafadda Rinkaby oo dhacda meel ka yara baxsan magaalada Krisianstad.

Wiil yar oo bambo uu helay la tegay iskuulka xanaanada – Radio Sweden Somali – Raadiyaha Iswiidhen

Xalay fiidkii waxaa mar qura loo yeerey unug ka ilaalinta bambaanooyinka ama miino saarka oo faras magaalaha Kristianstad u yimid burburinta bam gacmeed …


Source