14 sannadood ayuu qaadanayay mushaar aanu shaqeeysan, wiil ay dhashay madax waaxeed ka howl gelaysay degmada Falu ee gobolka Dalarna.
Ma is lahayd tanoo kale Sweden waa ka suurtagal?

Wiil 14 sannadood qaadanayay mushaar aanu shaqeeysan – Radio Sweden Somali – Raadiyaha Iswiidhen

Muddo 14 sannadood ah ayuu mushaar ka qaadanayay isaga oo aan shaqeeyn nin uu dhalay madax waaxeed ka howl gali jiray degmada Falu. Iyadoona iminka dacwad …


Source