Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland oo ay wehelinayaan Taliyaasha Ciidamadda Daraawiishta iyo
Booliska ayaa howl geliyay Cutubyo ka tirsan Ciidamadda
Amaanka Dowladda Puntland kuwaasi oo ka shaqayndoona Xoojinta Amaanka Caasimadda Puntland Ee Garowe.




Puntland Tv