Wasiirka wasaradda Amniga Dowlada Puntland oo ay weheliyaan Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Daraawishta ayaa hawl galiyey cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland kuwaaso ka shaqayn doona tayeynta& Sugida Amniga Garoowe.

Maxamed Lakiman Ayaa Warbixintan Garoowe ka soo jeedinaya.





Daljir News