Taliyaha Ciidanka Booliska oo Booqday Xarunta Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Booqday Xarunta Taliska Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay,Taliyaha Qeybta guud General Saadaq Cumar Xasan oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Mid Mid waxa uu u booqday Xafiisyada Taliska Qeybta guud ee Gobolka Banaadir.

S/Guuto Saadaq Cumar Xasan ayaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya waxa uu ugu warbixiyay Howlaha shaqo ee ka socda Xarunta qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir.







Source