September 11 Mucjiso Arin Aan Qaarada Africa horay lagu Arag in teeda badan oo Maanta jigjiga ka Dhacday waxaa ka Da,ay Roobab wata Baraf Laxaad Leh Layaab Ayay kunoqotay Dadd waynaha Reer jigjiga siduu Roob udayay ayuu Marqudha isubedalay Dabaylo Barf wata







Source