Waxaa sifiican usocda Simanaar xubnaha JWXO ee Dagmada Jigjiga lagubarayo xeerka iyo maamulka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO).

Simanarkan oo ah Koorsadii Allafle oo lagu kobciyo garaadka Kaadirka JWXO ayaa mudo kasocda Xafiiska Jabhada ee Gobolka Faafan, waxaana ka faa’iidaysanaya arday aad ubadan.

Agaasimaha Hogaanka Arimaha Ururka Halgame Liibaan Miyir ayaa koorsadan oo ah mid qiimo wayn uleh Xubnaha JWXO siinaya howl-wadeenka Unugta JWXO ee magaalada Jigjiga, isagoo horaan usiiyay Xubnaha JWXO ee Dagmada Qabridahare.

Barasha koorsada oo maraysa meel fiican wixii kasoo kordha kala Soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA/jig Jiga.



Source link