Weerarradii ugu xumaa ee argagixiso ee ka dhaca Maraykanka sida ay dawladda Maraykanku sheegtay 18 sannadood ka hor.
Hoos ka akhri, oo Saab TV ka daawo warbixin ku saabsan goor dhow.

Maraykanka oo xusay weerarkii argagixiso ee ugu xumaa ee lala beegsado –

Wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee argagixiso, ee lagu soo qaado ciidda Maraykanka, sida ay dawladda Maraykanku sheegtay, dad badan, oo kamid ah dadwaynaha Maraykanka, ayaa maalintaa mooday in dalkoodii dunida ugu xoogga waynaa dal kale dibadda kasoo weeraray.   Weerarradii 11-kii September, sannad…


Source