Mar kale iyo Barnaamijka Waydii Waxaad Tabayso ka qaybgal Jimcaha.

Waxaa maalinta jimcaha ee fooda inagu soo haysa 2:30 pm ee galinka dambe hoolka Srtv ka dhici doona Barnaamijka Waydii Waxaad Tabayso oo uu marti ku yahay wasiirka xafiiska Xoolaha iyo Horumarinta Reer guuraaga DDS mudane Dayib Axmednuur.

Hadaba waxaan bulshada qaybaheeda kala duwan ogaysiinaynaa inay kasoo qayb galaan barnaamijkan si ay masuulka ula xisaabtaman islamarkana,wax uga waydiiyaan howlihii shaqo ee uu masuulku umada u hayo.

SRTV.






Source