Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo 15 Maal Mood safar ugu maqnaa Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.




Source