Madaxwayne Mustafe oo qudbad ka jeediyay xaflada sanadka cusub.

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa kamid ahaa masuuliyiinta kala duwan ee kaqayb gashay xafladan sanadka cusub lagu soo dhawaynayo isagoona halkaasi ka jeediyay qudbad uu kaga hadlay xaaladii wadanku soomaray iyo isbadalka lagu talaabsaday mudada gaaban.

Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar ayaa hambalyo udiray dhamaan shacabka reer itoobiya isagoona urajeeyey inuu sanadkan cusub unoqdo mid nabadgalyo iskaashi midnimo iyo isjacayl bulshada dhaxdeeda ah.

Srtv






Source