Kooxda Horseed oo kamid ah kooxaha heerka koobad kuwa ugu adag ee ka dhisan Magaalada Qardho ayaa si toos waxaa ula wareegay Warbaahinta Dowladda Puntland waxana kooxda ay ku ciyaari dontaa Magaca warbaahinta Dowladda Ee Puntland Tv .

Kooxda ayaa si toosa isaga diiwaan galisay xafiiska xiriirka kubada cagta Gobolka karkaar si ay uga qayb gasho koob xiriirka kubada cagta dhawaan u firi doonaan 16 naadi oo ka kala socda xaafadaha Magaalada Qardho iyo Qaar kamid ah deegaanada Hoos yimaada Magaalada Qardho .

Xarunta sadexaad Ee warbaahinta Dowladda Puntland Ee Magaalada Qardho







Source