Xerada qaxootiga Kakuma ee dalka Kenya, waxaa ka dhisan baarlaman ay sameysteen dhalinyarada qaxootiga ah iyo kuwa bulshada deegaanka ee Kenyaanka ah.

Dhallinyarada Kakuma oo baarlaman dhistay

Xerada qaxootiga Kakuma ee dalka Kenya, waxaa ka dhisan baarlaman ay sameysteen dhalinyarada qaxootiga ah iyo kuwa bulshada deegaanka ee Kenyaanka ah. Baarlamankaan ayaa waxa uu yeeshaa doodo ku sal


Source